wargeyskadawan.com
Ciid lagu Jaray Jid Muhiim u ah Isu-socodka Dadka iyo Gaadiidka
Hargeysa (Dawan):- Dhisme ay maxkamaddi xayiraad saartay ciid laga qoday oo laga soo saaray goobo lagu aasay haamo shidaal, ayaa caqabad aan laga gudbi karin ku noqday jid aad muhiim u ah oo dadka …