wargeyskadawan.com
Dawladda Hoose Ee Borame Oo Magaaladaasi Ka Bilawday Olole Nadaafadeed.
Borame(Dawan)Dawladda Hoose Ee Borame Ayaa Magaaladaasi Ka Bilawday Olole Nadaafadeed, waxaana goobtaasi ku sugnaa Maayirka degmada Borame oo shacabka degmadasi baaq u diray.