wargeyskadawan.com
Hay’adda Qatar Charity Oo Degaanka War-idaad Ka Dhisaysa Cisbitaal Hooyada Iyo Dhalaanka Loogu Talo Galay.
War-idaad(Dawan)Hay’adda Qatar Charity Ayaa Degaanka War-idaad Ka Dhisaysa Cisbitaal Hooyada Iyo Dhalaanka Loogu Talo Galay. waxaana dhismahaasi si wada jir ah u dhagax dhigay Wasiirka Shaqad…