wargeyskadawan.com
Shil Khasaare Badan Dhaliyey Oo Ka Dhacay Dalka Hindiya .
12 qof ayaa ku dhintay inta ilaa hadda la hubo laba kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii ay laba gaadhi isku dhaceen gobolka Ojayn oo ka tirsan dawlada goboleedka Madhya Baradheesh ee dalka Hi…