wargeyskadawan.com
Bulshadda Deegaanka Godmo Biya Cas oo Jid Muhiim ah Dayactir ka Wada
Godmo Biya-cas (Dawan) Deegaanka Gudmo Biya Cas waa mid ka mida deegaanadda ugu biyaha badan dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Deegaankani waa mid hodan ku ah dhanka wax-soo-saarka, balse bulshada ku…