wargeyskadawan.com
Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Ka Hadlay Faa’iidada Ay Somaliland U Lee Yihiin Ciyaaro Caalami Ah Oo Lagu Qaban Doono.
Hargeysa(Dawan)Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mirre Maxamed Ayaa Ka Hadlay Faa’iidada Ay Somaliland U Lee Yihiin Ciyaaro Caalami Ah Oo Lagu Qaban Doono.