wargeyskadawan.com
Dallada Dhalinyaradda Somaliland Ee SONYO Oo Daah Furtay Barnaamijka Kor U Qaadista Ka Qayb Galka Dhalinyaradda Ee Taladda Dalka.
Hargeysa(Dawan)Dallada Dhalinyaradda Somaliland Ee SONYO Ayaa Daah Furtay Barnaamijka Kor U Qaadista Ka Qayb Galka Dhalinyaradda Ee Taladda Dalka.