Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Kulliyadda Tabobarka Macallimiinta+Sawiro.

0
678

Hargeysa(Dawan)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray kulliyadda tabobarka macallimiinta oo laga hirgeliyey duleedka caasimadda Hargeysa.

Munaasibad ballaadhan oo uu madaxweynuhu xadhigga kaga jaray kulliyadda cusub ee tabobarka macallimiinta, ayaa waxa ka qaybgalay masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska, saraakiil ka socda midowga Yurub, ku dhawaad Afar boqol oo macallin oo kulliyada wax ka baran doona iyo marti-sharaf kale oo tiro badan, waxana halkaas laga jeediyey hadallo salka ku haya qiimaha ay leedahay in lagu tabco barayaal tabobar sare qaba oo soo saari kara da’yar cilmi ku hubaysan.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska, Mudane Cismaan Jaamac Aadan oo halkaas ka hadlay, ayaa sheegay in qaranku u baahan yahay inuu yeesho kulliyad lagu tabobaro barayaasha da’yarta soo socota, wax barta, taasina ay kor u qaadayso tayada waxbarashada dalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa isaguna ku dheeraaday qiimaha ay waxbarashadu leedahay iyo sida ay xukuumadda uu hoggaamiyo uga go’an tahay in kor loo qaado xirfadda iyo heerka waxbarasho ee barayaasha gacanta ku haya da’yarta dalka.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu sheegay inaan marnaba lagu horumari Karin ku tiirsanaanta caawinta shisheeyaha, tayada tacliintuna ay ku hagaagi karta isku-duubnida iyo wada-jirka bulshada, waxana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, “Waxan qabaa waxbarashadu kuma timaaddo dawaro iyo inay cidi iskuulladaada kuu dhisto iyo inay cidi kaa taageerto ardaydaada wax bariddeeda, qaran walibana wuu karaa inuu dadkiisa wax baro oo uu tacliintiisa hagaajiyo marka uu u midoobo horumarkiisa oo uu hantidiisa u huro.

Image may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 1 person, standingImage may contain: 2 peopleImage may contain: 3 people, people smilingImage may contain: sky, car and outdoorImage may contain: textImage may contain: sky, text and outdoorImage may contain: textImage may contain: one or more peopleImage may contain: 19 people, people standingImage may contain: 16 people, outdoorImage may contain: 11 people, people sittingImage may contain: 18 people, people standingImage may contain: people sitting, table and indoorImage may contain: sky and outdoorImage may contain: 7 people, people standingImage may contain: 5 people, people smiling, suitImage may contain: one or more people and people standingImage may contain: 7 people, people smiling, people standingImage may contain: 6 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 7 people, people smiling, people standing, suit and outdoorImage may contain: 8 people, people standing and suitImage may contain: 8 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: one or more people and textImage may contain: 8 people, people sitting and weddingImage may contain: 6 people, people standing and weddingImage may contain: 4 people, crowdImage may contain: 8 people, people standing and suit

Image may contain: 8 people, people standing and suitImage may contain: 7 people, people on stage, people standing and child

Image may contain: 5 people, suit

Image may contain: 8 people, people standing and suit

Image may contain: 11 people, people standing and weddingImage may contain: 3 people, people standing and outdoorImage may contain: 11 people, people smiling, people standingImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, standing and suitImage may contain: 1 personImage may contain: 7 people, people standingImage may contain: 13 people, people standingImage may contain: 2 peopleImage may contain: 13 people, people smiling, people sitting and weddingImage may contain: 1 personImage may contain: 2 people, suitImage may contain: 2 peopleImage may contain: 7 people, people standingImage may contain: sky, house, tree and outdoorImage may contain: 7 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 9 people, people smiling, people standing, suit and beardImage may contain: one or more people, people standing and wedding

Leave a Reply