wargeyskadawan.com
Dhakhaatiir ka Socota Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo Tallaalka Adhiga ka Bilaabay Deegaannada Degmadda Sheekh
Hargeysa (Dawan:- Hawl wadeenno ka tirsan wasaaradda xanaanadda xoolaha ee degmadda Sheekh ayaa tallaal caafimaadka xoolaha ah ka wada deegaanka Dubur. Isuduwaha wasaaradda xanaanada xoolaha iy…