wargeyskadawan.com
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo Kala Hufaysa Cilaajyada Dalka
Hargeysa (Dawan)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa bilaabaysa hawl gal Imtixaan lagaga qaadayo dhammaan cilaajyada dalka ka hawlgala ee dadka lagu dabiibo, iyadoo wajiga koobaad laga…