wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex Oo Sagootiyey Arday Ka Tirsan Dugsiga Agoomaha Hargeysa Oo Kamid Noqonaaya Ardayda Loo Carbinaayo Barnaamijka Shaqo Qaran.
Hargeysa(Dawan)Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex Ayaa Sagootiyey Arday Ka Tirsan Dugsiga Agoomaha Hargeysa Oo Kamid Noqonaaya Ardayda Loo Carbinaayo Barnaamijka Shaqo Qaran.