wargeyskadawan.com
Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Demgada Dilla+Sawiro.
Hargeysa(Dawan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa lagu soo dhaweeyey degmada Dilla ee gobolka Awdal oo ay socdaal shaqo k…