wargeyskadawan.com
Ku Simaha Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Ajandeyaasha Lagaga Hadli Doono Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbigasi.
Borame(Dawan)Ku Simaha Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Ayaa Ka Hadlay Ajandeyaasha Lagaga Hadli Doono Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbigasi.