wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Somaliland Ku Qaabilay Madaxweynaha Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia+Sawiro.
Hargeysa(Dawan)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane Musfate Muxumed Cumar oo safar sha…