wargeyskadawan.com
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Xilkii U Kala Wareejiyey Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Daad-Madheedh Iyo Badhasaabkii Hore.
Oodweyne(Dawan)Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Ayaa Xilkii U Kala Wareejiyey Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Daad-Madheedh Iyo Badhasaabkii Hore.