wargeyskadawan.com
Dawladda Hoose ee Berbera oo soo Bandhigtay Gaadiid Casri ah oo ay Iibsatay
Burco (Dawan)- Dawladda Hoose ee magaalada Berbera ayaa soo bandhigtay gaadiid casri ah oo ay soo iibsatay, kuwaasi oo ka shaqayn doona bilicda iyo nadaafadda magaaladaasi, ayaa ka mid ahaa qorshah…