wargeyskadawan.com
Wasaaradda Isgaadhiinta oo keentay Qalab lagu Ogaanayo Cashuuraha ku Waajibay Shirkadaha Isgaadhsiinta
Hargeysa (Dawan):- Wasaaradda Isgaadhiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland, ayaa keentay qalab lagu ogaanayo cashuuraha ku waajibay shirkadaha isgaadhsiinta iyo in ay dabooleen baahida adeegga isgaa…