wargeyskadawan.com
Guddida Nabad-gelyada Gobolka Gebliya oo Ka Hadlay Arrin Dhex Martay Askari iyo Wariye
Gabiley (Dawan):-Badhasaabka gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji Axmed (Indha-balac) iyo taliyaha ciidanka booliska ee qaybta gobolka Gabiley gaashaanle sare Axmed Siciid Maxamed ayaa si wada ji…