wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Dhegaysiga Dacwadaha Ka Bilaabay Maxkamada Gebiley.
Hargeysa(Dawan)Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Professor Aadan Xaaji Cali ayaa Dhegaysiga Dacwadaha Ka Bilaabay Maxkamada Gebiley.