wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Ballicabane oo Bulshadda Ugu Baaqay in ay ka Qayb-qaataan Dhameystirka Dhismaha Jidka Hargeysa iyo Degmadaas
Balicabane (Dawan) Guddoomiyaha degmadda Ballicabane ee gobolka Hawd mudane Axmed Cabdillaahi Ibraahin ayaa bulshaweynta degmadda Ballicabane gudo iyo dibadba ugu baaqay inay ka soo qayb qaatan soo…