wargeyskadawan.com
Gudida Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladda oo Warbixin ka Dhegaystay Wasiirka Qorsheynta Qaranka
Hargeysa (Dawan) Guddi hoosaadka dabagalka iyo ilaalinta hantidda qaranka ee golaha wakiiladda Somaliland ayaa warbixin ka dhegaystay wasiirka wasaaradda qorsheynta qaranka Somaliland mudane Cawaal…