wargeyskadawan.com
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Xadhiga ka Jaray Maxkamadda Degmadda Kalabadheydh
Gabiley (Dawan) Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa sheegay in ay wadaan qorshe meelkasta oo bulshadda Somaliland ay ku nooshahay lagu gaadhsiinayo adee…