wargeyskadawan.com
Gudoomiyaha Sanaag oo ka Dayriyay Biyo Yaraan ka Taagan Gobolkaas
Ceerigaabo (Dawan) Badhasaabka gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin (Tiinbaro) ayaa si weyn uga dayriyay xaaladd biyo yaraan ah oo soo food-saartay bulshooyinka ku nool degmooyinka Ceerigaabo iyo Ce…