wargeyskadawan.com
Somaliland: Wasaaradda Diinta oo Kutub Madaxweynuhu Soo Daabacay u Qaybisay Jimciyadaha Shuruudaha Aqoonsiga Buuxiyey
Hargeysa (Dawan):- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa shalay Kutub Qur’aan ah oo Madaxweyne Muuse Biixi bixiyey kharashka lagu soo daabacay u qaybiyey Jimciyadaha buuxiyey Shuruudihi…