wargeyskadawan.com
Wefti Heer Sare Ah Oo Ka Socda Dalka Ereteriya Oo Somaliland Soo Gaadhay+Sawiro.
Hargeysa(Dawan)-Wefti ballaadhan oo ka socda dalka Ereteriya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalka Ereteriya, Mudane Cismaan Saalax Maxamed, ayaa maanta soo gaadhay caasimadda Jamhuuri…