wargeyskadawan.com
Dallada Haweenka Somaliland Ee NAGAAD Oo Soo Bandhigtay Daraasad Cusub.
Hargeysa(Dawan)Haweenka Somaliland waxa ay helaan in ka yar kala-badh fursadaha dhaqaale, ganacsi iyo waxbarasho ee ay raggu helaan sida ay xaqiijisay daraasad cusub oo ay soo bandhigtay dalladda h…