wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Casho-Sharaf Ku Maamuusay Weftigii Ka Socday Dawladda Eriteriya+Sawiro.
Hargeysa-(Dawan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilad, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa casho-sharaf ku maamuusay wefti heer sare ah oo ka socda waddanka Eriteriya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimah…