wargeyskadawan.com
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Puntland Uga Digay In ay soo Gasho Xuduudka iyo Magan gelinta Kooxda Caarre
Hargeysa (Dawan):- Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Somaliland Eng. Ciise Axmed Yuusuf (Xawar), ayaa maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland uga digay in ay isku dayaan in ay ku soo xad gudbaan,…