wargeyskadawan.com
Wasiirka Shaqada oo Ka Qaybgashay Munaasibadda Qaybinta Lacagta Agoonta ee Hay’adda Al-dawa
Hargeysa (Dawan):- Hay’adda Islaamiga ah ee Al Dawa ayaa 566 ka mid ah agoomaha reer Somaliland u qaybineysa qadar lacageed oo dhan laba boqol iyo todoba iyo todobaatan kun iyo afar boqol iy…