wargeyskadawan.com
Gobolada Somalilad oo Dhammaan laga Oogay Salaad Roob Doon Ah
Hargaysa (Dawan):- Guud ahaan gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland ayaa shalay laga oogay salaad roob doon ah oo ALLE lagu baryayay. Gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland ayaa laga oogay s…