wargeyskadawan.com
“Reer Sanaag waxay kala Doorteen Laba Madaxweyne oo Midna Buugag u Qaybinayo Midna Rasaas” Xil Indho Indho
Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Cabdilqaadir Maxamed Xasan (Indha Indho) oo ka mida mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay waftiga ballaadhan ee uu hoggaaminaayay Suldaan Maxamed Suldaa…