wargeyskadawan.com
Roobab Lagu Diirsaday oo ka Da’ay Gobolada Sool iyo Xaysimo
Hargeysa (Dawan):- Roobab lagu diirsaday ayaa ka da’ay deegaano ka tirsan gobolada Sool iyo Xaysimo oo ay ka jirtay abaar baahsan iyo biyo la’aan taabatay nolosha dad iyo duunyo. Raxmaad ALLE ee ka…