wargeyskadawan.com
“Somaliland Waxay Noqonaysaa Dalkii Saddexaad ee Qaarada Afrika Shidaal Lagu Sifeeyo” Wasiirka Maalgashiga
Hargeysa (Dawan):- Wasiirka wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Maxamed Axmed Cawad, ayaa sheegay in dalka Somaliland uu noqonayo dalkii saddexaad ee shidaal lagu sifeeyo ee ku yaalla qaaradda Afrik…