wargeyskadawan.com
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Hay’addo Ka Shaqayn Doona Gurmadka Abaaraha Gobolka Sool Ka Jira.
Laascaanood(Dawan)Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Ayaa Kulan La Qaatay Hay’addo Ka Shaqayn Doona Gurmadka Abaaraha Gobolka Sool Ka Jira.