wargeyskadawan.com
Duqa Caasimadda oo Amar ku Soo Rogay Xoolaha Magaalada Dhexdeeda lagu Dhaqdo
Hargeysa (Dawan) Duqa caasimada Hargeysa mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa kormeer ku tagey goob loo diyaariyay in lagu xareeyo xoolaha laga soo urruriyay suuqyadda, iyo xaafadah…