wargeyskadawan.com
Nuxurka Heshiis ay Wada Galeen Xisbiyadda KULMIYE Iyo UCID
Hargeysa (Dawan) – Xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa qalinka ku duugay heshiis ay ka gaadheen khilaafkii ka taagnaa Qabsoomidda doorashada, waxaanay labada xisbi shalay si rasmi ah u shaaciyeen war-m…