wargeyskadawan.com
Isu Duwaha Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ee Gobolka Awdal Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub.
Borame(Dawan)Isu Duwaha Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ee Gobolka Awdal Ayaa Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub oo ay yeelan doonto hay’adda Islaamiga ah ee Nuur Al-Islaam .