wargeyskadawan.com
Somaliland oo Joojisay Shidaalka ka Yimaada Dalalka Jaarka ah
Hargeysa (Dawan):- Xukuumadda Somaliland, ayaa joojisay isla markaana amar adag ka soo saartay dhammaan shidaalka dalka ka soo gali jiray xuduudaha dalalka deriska la ah Somaliland si loo illaaliyo…