wargeyskadawan.com
Xukuumada iyo Baanka Dhexe Oo Qorsheynaya Is Waafajinta Qiimaha Dollarka Lagu Sarrifo iyo Qiimaha ay Ganacsadu Wax Ku Iibiyaan
Hargeysa (Dawan): Xukuumadda Somaliland ayaa ugu baaqday ganacsatadda dalka in aanay wax ku iibinin mid aan ahayn qiimaha uu baanka dhexe u gooyay sarifka lacagta dollarka, iyadoo ganacsatadda qaar…