wargeyskadawan.com
Wasiirka Cadaalada JSL Oo Gaadhay Degmada Ceelbuuh Ee Gobolka Badhan
Ceelbuuh(Dawan)Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda cadaalada JSL Cabdirsaaq Cali Cabdi ayaa gaadhay degmada Ceelbuuh ee gobolka Badhan, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey madaxda g…