wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo Qaadday Tallaabo Lagaga Hor-tagayo Shilalka Gaadiidka
Hargeysa (Dawan) – Wasaaradda Gaadiidka Iyo horumarinta Jidadka Somaliland, ayaa bilowday hawl-gal ay ku ururrinayso Gaadiidka ay wadaan Dirawallada aan haysan Liisanka Kaxaynta Gaadiidka. Agaasima…