wargeyskadawan.com
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Meesha ka Saaray in Somaliland ka Faa’iidaysanayso Khilaafka Muqdisho iyo Nayroobi
Nayroobi (Dawan)- Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland mudane Maxamed Kaahin Axmed, ayaa caddeeyay in Somaliland aanay ka faa’iidaysanayn khilaafka u dhexeeya Kiiniya iyo Soomaaliya, isla…