wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Qandaraasyada Qaranka oo Ka Hadlay Hannaanka Looga Qayb Gelayo Xaraashka Gaadiid Dawladdu Iibinayso
Hargeysa (Dawan)- Guddoomiyaha gudida qandaraasyada qaranka Somaliland Nuux Maxamed Xuseen, ayaa ka war bixiyay hannaanka looga qayb gelayo gaadiid ay dawladdu xaraashayso oo dhawaan tartan daah fu…