wargeyskadawan.com
Golaha Wasiiradda Somaliland Oo Digniin Culus U Diray Xukuumadda Taagta Daran Ee Muqdisho Ka Arrimisa , Baaqna U Diray Beesha Caalamka.
Hargeysa(Dawan)Kal-fadhigii 37-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo maanta oo ay taariikhdu tahay 04/07/2019, uu shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna ku simah…