wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftiga uu Hoggaaminayo oo Si Weyn Loo Qaabilay iyo Kulamada Maanta u Qorshaysan
Conakry (Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ku jooga caasimadda dalka Jamhuuriyadda Gini (Guinea) ee ga…