wargeyskadawan.com
Haween Weynaha Xisbiga KULMIYE Oo Si Weyn U Taageeray Socdaalkii Madaxweynaha Somaliland Ee Guinea.
Hargeysa(Dawan)Garabka Haweenka ee Xisbiga Talada Dalka Haya ee KULMIYE ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Xarunta dhexe ee xisbigaasi ee Magaalada Hargaysa waxa ay taageero balaadhan ugu muuji…