wargeyskadawan.com
Shacabka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa oo Si Aan Kala Hadh Lahayn Usoo Dhaweeyey Madaxweynaha JSL Iyo Weftigii uu Hoggaaminayey ee Dalka Gini Safarka Shaqo Ku Joogay Maalmihii u Danbe + Sawiro.
Hargeysa-(Dawan)-Weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ugu maqnaa qaar kamid ah dalalka qaaradda Afrika, ayaa maant…