wargeyskadawan.com
Faransiiska oo Maanta la Gaadhsiinayo Natiijada Socdaalka Madaxweynaha Somaliland ee Guniea
Lyon (Dawan): Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka dalka Faransiiska Md Cali Ismaaciil Xasan ayaa shaaca ka qaaday inuu maanta gaadhsiinayo natiijada martiqaadkii rasmiga ahaa ee Madax…