wargeyskadawan.com
“Ragna Xabbad Buu Keenaa Ragna Waxqabad ayuu Keenaa” Wasiir Ku Xigeenka Gaadiidka oo Bulshada Dhahar Fagaare Kala Hadlay
Dhahar (Dawan):- Wasiir ku xigeenka wasaaradda gaadiidka iyo horunarinta jidadka Somaliland Sahal Maxamed Jaamac iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo ku maraya gobolada bari ee Somaliland,aya…