wargeyskadawan.com
“110 Qof Oo Xubno Ka Ah Ururka FETO Ayaa Turkiga Loo Gacan Galiyay”
Hargeysa (Dawanl) Dublamaasiga ugu sarreeya qunsuliyada Turkigu ku leeyahay Somaliland Cali Looyaan oo shalay warbaahinta kula hadlay xarunta qunsuliyada ee Hargeysa, ayaa sheegay ‘saddex sanadood …